Aqalka sare oo wax ka bedelay hindise sharciyeed ka soo gudbay Golaha shacabka (Sawirro)

Kulanka 10aad ee Kalfadhiga 5aad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo oo uu shir Guddoomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Ajengada Kulanka ayaa ahaa Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (GMCQ) isagoo Guddomiyaha Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee … Continue reading Aqalka sare oo wax ka bedelay hindise sharciyeed ka soo gudbay Golaha shacabka (Sawirro)